Wer DegDega Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Goor-dhawayd U Baxay Goboladda Galbeedka Somaliland.

Hargeysa(GNN)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilanyo” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo kamida golahiisa xukuumadda ayaa goor dhawayd u baxay gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaana gobolka Gabiley.