
Wax Ka Baro Gabadhii Afarta Lugood Lahayd, (Xogta Dahsoon)

Hargeysa(GNN)- Josephen Perbil waxay sanadkii 1886 ku dhalatay dalka Maraykanka waxayna ahayd inan ay dadku hadal hayeen tan iyo markii ay darodhigta saarnayd, maadaama ay lahayd afar lugood.
