Daawo-Bandhigii Ciida Qosolka Sooraan Iyo Jawaan Maxaa Cusub Ee Ay Soowadaan.

Hargeisa(GNN):-Daawo Majaajilaystayaasha Sooraan iyo Jawaan Oo Bulshada Ka Maaweelinayey Habeenkii Ciida Tvga Madaxbanaan Ee Bulsho Tv Ayaa Shacabka Ugu Baaqay inay soo Wadaan Filimo aad U Xiiso Badan oo ka Waramay Xaqiiqooyin Ku Taxaluqa Arrimaha Bulshada.