Daawo-1998 Dacwadii Wargeyska Jamhuuriya Alle Ha U Naxariistee Tuur Cabdi Shide Iyo Xukuumadii Madaxweyn Cigaal, Iyo Garnaqii Maxkamada Gobolka Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Dacawadan oo ay Ka Garnaqday Maxkamada Gobolka Hargeisa 1998, Ayaa U Dhaxaysay Wargeyska Jamhuuriya Alle Ha U Naxariistee Tuur Cabdi Shide oo Ahaa Abaaha Xoriyatul Qawlka Dalka Somaliland Iyo Xukuumadii Madaxweyne Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal,Heerka Cadaalada Wakhtigaasi ee Dalka Iyo Marka Barbar Dhig Lagu Sameeyo Wakhtigan Ayaad Moodaa Inuu Faraq Weyni u Dhexeeyo,Dhacdooyinka Layaabka Leh ee lagu Xasuusto Garnaqaasina Waxa Kamid Ahaa Oo aad Ku Daawan Doontaan Muuqaalkan Tuur Cabdi Shide Alle Qabriga ha u Waasiciyee Waxa Uu Markhaati u Qabsaday janankii Ciidanka Booliska Wakhtigaasi Aale Ha u naxariistee General Cilmi Rooble Furre. Halkan ka Daawo Muuqaalkaasi Maraaxilka Wakhtigaa.