DAAWO Cali Khaliif Oo Qaar kamida Gacanyarayaashiisa Xil Ka Qaadey Markii Ay Diideen Wadahadalka J.Somaliland.

Buuhoodle (GNN) Horjoogaha Khaatumo Seeg Cali Galeydh ayaa waxaa uu sameeyey xil ka qaadis isaga oo xilkii ka qaadey ninkii uqaabilisanaa arimaha gudaha.

afhayeenkiisa  ayaa warbaahinta u akhriyaay Warqad Qoraala oo Ka Timid Cali khaliif oo ku saabsan xil ka qaadistaasi.

Log1