Daawo-Masuul Xisbiga Ucid Ka Tirsan Oo Eedo U Jeediyey Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani, Kana Jawaaabay Hadalo Kasoo yeedhay.

Hargeisa(GNN):- Xisbiyadii Mucaaridka Somaliland Oo Isugu Jawaabay eedo iyo dhaliilo midba midka kale ku duray.