Daawo- Noolaba Waa Dhinte Shil Naxdin Leh Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Caasimada Hargeisa

Hargeisa(GNN):- Shilkan Ayaa Dhacay Shalay Galab Salaadii Maqrib waxyar uun ka Hor, Alle Ha U Naxariistee Waxaa Ku Dhintay Laba Wiil Oo Saarnaa Gaadhi Yar oo Taxi Halka Dirwalkii Gaadhiga Wadayna Dhaawacyo Halis ahi soo gaadheen, dad goobta ka ag dhawaa oo aanu waraysanay wax sababay shilkan ayaa sheegay in kaliyaata gaadhigan taxiga ah oo xawaare sare ku socday uu wadada ka baxay islamarkaana uu is rogay. Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka oo Hawlahaasi inta badan Ka Shaqeeya ayaa Markii Goobta Soo Gaadhay Qaadayna Maydadka Labadii Wiil iyo Dhaawacii,