Daawo Kumanaan ka mida Shacabka kala Duwan ee ku Dhaqan Magalada Gabiley oo Mudaharaad Ay Ku Tageerayaan go,aankii madaxwaynaha somalind Ku Kala Qaaday Laba Doorasho Canbaareeyayna Go, Aanka Igad

Gabiley(GNN)Daawo Muuqaalka Qaybaha Kala Duwan Ee Dadwaynaha Reer Gabiley Ayaa Maanta Si Wayn Iskugu Soo Baxay Mudaharaad ay Ku Taageerayaan Goaanka Madaxwaynaha somaliland Ka Qaatay Doorashooyinka Madaxtoyada Iyo Barlamaanka kuna canbaareeyay mamul Ururka IGAD

Gabiley.Net

Office Gabiley