DAAWO SAWIRRO HORDHAC AH :Dhagaysiga Dacwadda Xisbiga UCID Oo Hadda Ka Socota Maxkamadda Sare Ee Somaliland .

Hargeisa (GNET)-Waxaa saaka Maxkamadda Sare ee Somaliland ka furantay dhagaysiga Dacwadda Xisbiga UCID .

Waxaana ku sugan Maxkamadda Gudoomiyaha Xisbiga UClD Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa aan waliga sharciga ahayn ee Jamaal Cali Xuseen .

Warbaahinta ayaa dibad joog ka ah dhagaysiga Dacwadda, iyadoo goor dhaw ay warbaahinta u warami doonaa masuuliyiiintu, marka ay soo idlaato dhagaysiga dacwadda .

received_1233654290013596received_1233654316680260received_1233654133346945received_1233653990013626

GNET