Daawo-Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Si Mugleh uga Hadlay Adeegsiga Qabyaalada Iyo Sida Diinta Islaamku Uga Digayso.

Hargeisa(GNN):- Sheekh Maxamed Cumar Dirir Alle Ajar Iyo Xasanaad Haka Siiyee Ayaa Maanta Khudbadii Jimcaha Kusoo qaatay Dhibaatada Adeegsiga Qabyaalada Iyo Sida Diinta Islaamku u Xaaraantimaysay. Halkan Ka Daawo