DAAWO Shir Lagaga Hadlayay Maalgalinta Somaliland Oo Lagu Soo Gunaanaday Magaalada Hargeysa Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay

Shir saddexdii maalmood ee u danbeeyey ka socday magaalada hargeysa isla markaana lagaga hadlayay maalgalinta Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada hargeysa,waxaana goobtaasi ka hadlay soona badhigay arimaha lagaga hadlay shirka masuuliyiinta shirkada Shuraako oo ah ta soo qaban qaabisay shirkani.