Daawo: Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ka Dadlay Heshiiska Shirkada DP Word Iyo Faaiidada Ugu Jirta Qaranka Somaliland

Halkan Ka Daawo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire Oo Faah Faahiyey Heshiiska Shirkada DP Word Iyo Faaiidada Ugu Jirta Qaranka Somaliland