DAAWO:Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Somaliland ee u Shaqatagay Xamar oo Xaalku Ku Xunyahay.

Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku sugan magaalada muqdisho xilalkana ka haya xukuumadda Xamar ayaa mar kale ku celiyay inay qaadaceen shirkada madasha ee ka socday muqdisho iyo waliba go’aamada kasoo baxay.