“Haddii Kornayl Muuse Biixi La Doorto Waxay iiLa Muuqataa Mar Labaad iyo Buuraha” Maayarka Burco

Hargeysa(GNN) maayirka magaalada burco maxamed muraad ayaa muuse biixi ku tilmamay hadii taladda dalka loo doorto in ay dalka ka dhacayaan mar kale dagaalo sokeeye waa sid uu hadalka u dhigaye.