“Wareysi Iyo Baaq Nabadeed Oo Ku Aadan Dagaalka Sokeeye Ee Degaanka Ceel-Afweyn” Aqoonyahan Maxamed Cabdi Halac (Dhageyso).

Shabakadda wararka ee ramaasnews waxa ay halkan idiinku soo gudbineysaa wareysi iyo baaq nabadeed oo ay la yeelatay, kana aqoonyahan Maxamed Cabdi Halac.

Wareysigan oo ujeeddadiisu tahay gurmad nabadeed oo loo dirayo dadkaa walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay degaankaas, ayaa aqoonyahanku halkan ku faahfaahinayaa wada-dhalashada iyo xigtanimada aan sinaba u guuri karin ee ka dhaxeysaa bulshadaa.

Wareysiga oo uu ku lifaaqan yahay baaq nabadeed waxa uu u dhacay sidan ee dhageysi haboon:

 

Log11