Wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo gaadhay Magaalada Laascaanood + Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Ay La Qaateen Cuqaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka

Hargeysa(GNN) Wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gaadhay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool halkaasi oo ay dhawaan ka dhaceen rabshado dhaliyey khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhawaacba,