Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Degreeto Ku Joojiyey Caleema Saarka Madaxdhaqmeedka

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amarkiisii Ugu Horeeyey Ku Joojiyey Caleema Saarka Madaxdhaqmeedka Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha SOmaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta soo saaray taar lagu ta kiidinayo wareegto hore wasaaradu ugu joojisay caleemo saarka sulaadiinta iyo cuqaasha .

Log11