Daawo-Afhayeenkii Garabkii Isabahaysiga Kulmiye Oo Shacabka u Akhriyey Qodobada Ay Kula Midoobayaan Xisbiga Waddani.

Hargeisa(GNN):- Xuseen Axmed Caydiid Wasiirkii hore Cadaalada Somaliland oo kamid Ahaa Garabkii isbahaysiga Kulmiye Islamarkaana Ahaa Afhayeenka Garabkaasi Ayaa Bulshada ka Hor Akhriyey 15 qodob oo Ay Ku Heshiiyeen Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Ay u Digo Rogteen.