Daawo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha oo Maanta Xilkii Ukala Wareejiyay iskuduwihii Hore iyo Ka Cusub Ee Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN)Daawo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Somaliland ayaa Maanta Xilkii Ukala Wareejiyay iskuduwihii Hore Ee Beeraha Iyo Iskuduwaha Cusub Ee Wasaarada Beeruhu Usoo Magacawday Gobolka Gabiley Maxamed Maxamuud Xaaji Muxumed

Gabiley.net

Office Gabiley