Daawo- Barnaamija Qiimaynta Saxaafada Somaliland Iyo Tobanka Website Ee Ugu Wanaagsan Somaliland.

Hargeisa(GNN):- Saxafiga Weyn ee Cali Xaraare Iyo Aqoon yahan Maxamed Martin oo Kamida Qurbejoogta Dalka Somaliland Ayaa Gorfayn iyo Falanqayn Ku Sameeya Dhinaca Siyaasada Iyo Dhinaca Warbaahinta Somaliland, Waxaaney Todobaadkan Soo Bandhigeen Tobanka Website Ee ugu Wanaagsan Somaliland Oo Mid Tahay Shabakada Gabiley news Network.