Daawo Ciyaariyaanada Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Ayaa Ka Hadlay Sida ay Ugu Diyaar Garooben

Gabiley(GNN)Daawo Sharmaarke Saleebaan Faarax (Ilkadahableh) Oo Kamid ah  Ciyaariyaanada Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Iyo ismaaciil Saleebaan Oo Kamid ah Macalimiinta Orodka Ayaa Ka Hadlay Sida ay Ugu Diyaar Garooben Ka Gobol Ahaan Tartanka Ciyaaraha Gobolada Ee Bari Ka Furmi Doona Caasimada Hargaysa

 

Gabiley.net

Office Gabiley