DAAWO HADALKII GUDOOMIYAHA WAKIILADA AHNA MUSHARAX MADAXWEYNE EE XISBIGA WADANI UU KA JEEDIYAY DOORASHADII MAANTA 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu u jeediyey xubnaha golaha dhexe ee xisbigaasi qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka dib markii loo doortey in uu noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbigaas.

 

Log1