DAAWO HADALKII UU JEEDIYEY MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XIGEEN EE XISBIGA WADDANI AMP.MAXAMED CALI CABDI .

Hargaysa (GNN)-Amp.Maxamed Xaaji Cali Cabdi musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa qudbad kooban oo mahad celin ah u jeediyey ergooyinkii golaha dhexe ee maanta kala saarayey musharaxiinta waxaana uu sheegay in intii u codeeyey iyo kuwii ka codeeyeyba uu aad ugu mahad celinaayo