Daawo: Kooxda cusub ee Kings Band Hargeisa oo soo saartay Heesta Amran

Hargeysa oo ah hoyga Fanka Somalida waxa ka soo baxa fanaaniin iyo Abwaano cusub wakhti kasta doorkan waxaan idiin wadnaa kooxda Rapp-ka ee cusub ee la magac baxday Hargeysa Kings Band iyo heestoodii Amran.