Daawo Muuqaalka Heesta Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland 2016 & Dhola Tuska iyo Wacdaraha Xulka Gobolka Gabiley Sida Ay Iskugu Diyaariyen Sannadkan Koobka Somaliland Cup

Hargaysa(GNN) Xulalka Kala Duwan Ee Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Ee Maanta Ka Furmay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa

Waxa Xulka Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Ciyaaraha Oo Ay Hareera Socdan Maamulka Gobola Gabiley Oo Uu Horkacayo Badhasaabka Gobolka Iyo Maayarka Gabiley Islamarkaasina ay Ku Wehelinayaan Xildhibaano Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley iyo Maamulada Iyo Macalimiinta Xulka Gobolka Gabiley
Oo Iyagu Maanta Dhoola Tus Layaab Leh Oo Aan Hore Nocisa Loo Arag Ku Qaabilay Furitaanka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Islamarkaasina Kusoo Galay Stadium Hargaysa Dardar Cusub Oo Ay Dhoolatuskodani  Ku Soo Bandhigayaan Hargaysa Stadium

xulka-2xulka-4xulka-5
xulka-8xulka-9xulka-10xulka-11xulkaxulka7xulka1214680503_1343233202383910_1244830878236522137_n

 

 

 

Si Kastaba Aha Ahaate Iyadoo Gobolka Gabiley Uu La Ciyaari Doono 30 Bisha Oct. Oo Ku Beegan Axada Vs Daadmadheedh Ayaa Arintani Waxay Ciyaariyaanka Gobolka Gabiley Ku Helin Taageero Mug Iyo Miisaan leh islamarkaasina ay Ku Rajo Wayn Yihiin Ay Ka Guulasan Doonan Kooxaha Kale Ee Ay Ciyaarta wada Leeyihiin

Gabiley.net

Office Gabiley