Daawo Sawirada :- Dhibka Iyo Rafaadka Ay Dadka Soo Galootiga Ahi Kala Kulmaan Xeebaha Talyaaniga Iyo Libya.

Muqdisho(GNN):-Inkabadan toban kun oo qaxooti ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Libya iyo Talyaaniga howgalo socday muddo 48 saacadood ah.

t1

Ugu yaraan 142,000 oo qaxooti ah ayaa gaadhbay xeeaha Talyaaniga tan iyo bilowgii sanadkan waxaana dhintey 3,100 oo ruux.

t2

Qaxootigan ayaa badankood waxa ay ka soo jeedaan wadamada Somaliya, Nigeria, Eritrea, Guiniea, Gambia, Sudan iyo Ivory Coast.

t3t4t5t6t7t8t9t10t11

Mogdisho Deska

Gabiley News Network