Daawo Sawirada:Xafladii Bandhiga todobaadka iyo Soomaalida oo London si habsami ah uga socda iyo Abwaano …..

Xafladii Bandhiga todobaadka iyo Soomaalida oo London si habsami ah uga socda iyo Abwaano isugu jira Odayaal aad looga yaqaan dhamaan dadka Afsoomaliga ku hadla iyo dhalinyaro abwaano ah ayaa xalayto kulanka marti ku ahaa aadna waxa ay ugu dhacday si wacan. Waxa lagu soo bandhigay gabayo,sheekooyin iyo Su’aalo la weydiiyey dhamaan dadkii martida ahaa.

 

img_1811img_1808img_1804img_1802img_1818img_1789img_1776img_1817img_1811img_1788img_1787img_1809img_1813img_1783img_1815img_1814img_1816img_1810img_1806img_1805img_1803img_1801img_1800img_1799img_1798img_1795img_1794img_1793img_1792img_1791img_1785img_1781img_1778img_1803