Daawo- Sida Loogu Soo Dhaweeyey Garabkii La Baxay Toosinta Xisbiga Waddani Magaalada Caynaba.

Burco(GNN):- Koox Ay Hogaaminayaan Saddex Masuul Oo Maamulo uun Ka Hor Ka Baxay Xisbiga Waddani islamarkaana La Baxay Garabka Toosinta Xisbiga Waddani Ayaa Gaadhay Magaalada Caynaba Waxaana Halkaasi Si heer sare Ah usoo Dhaweeyey Bulshada Deegaamadaasi.
HALKAN KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAASI.