Daawo-Wasiirka W.Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Somaliland Oo Ku Sugan Gobolka Saaxil ayaa ka Warbixiyey Qaabka loo Qaybin Doono Raashinka Mucaawinada ah ee Loogu Talo galay Deegaanada Abaaruhu Sameeyeen.

Berbera(GNN):-Wasiirka ganacsiga iyo maal-gashiga caalamiga ah ee jsl mudane Dr cumar shucayb maxamed oo saxaafada kula hadlayey magaalada berbera ayaa ka warbixiyey qaabka loo qaybin doono raashinka mucaawinada ah ee loogu talo galay deegaanada abaaruhu sameeyeen.