DAAWO:Dagaal Xoogan oo Markale Ka Qarxay Magaalada Gaalkacayo Kaasoo u Dhexeeya Maamulada Galmudud iyo Puntland

Halkan Ka Daawo Dagaal Xoogan oo u Dhexeeya Maamulada Galmudud iyo Puntland oo Markale Ka Qarxay Magaalada Gaalkacayo iyo Khasaaraha Ka Dhashay.