DAAWO:Xukuumada Somaliland oo Shaaca Ka Qaaday Inay Dawlada Imaaraadka Ka Wadahadleed Iskaashi Milatari.

Halkan ka Daawo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Md Cukuse oo Shaaca Ka Qaaday Dawlada Somaliland iyo Imaaraadka oo ka Wadahadley Iskaashi Milatari iyo  Madaarka Berbera oo ah Goobta Dawladaha Khallijku Isha Ku Hayaan.