Axmed ayaa sheegay in dad ka shaqeeya garoonka Muqdisho ay xiriir la leeyihiin dowladda Norway kalana shaqeeyaan dadka dalka lagu soo celinayo.
Dawlada Norway Oo Dad Soomaali Ah Dib U Celisay iyo Maamulka Xamar Heshiis La Galay.

Bilihii u dambeeyay waxaa la sheegay in illaa iyo 10 qof oo Soomaali ah oo dhallinyaro u badan laga celiyay dalka Norway laguna celiyay meelo kala duwan oo Soomaaliya ka mid ah.