DHAGAYSO:Axmed Muumin Seed BBC-du Ka Waraysatay Doorashadii Shalay Loo Qabtay Tartamayaasha Murashaxiinta Xisbiga Wadani

Halkan Ka DHAGAYSO Axmed Muumin Seed BBC-du Ka Waraysatay Doorashadii Shalay Loo Qabtay Tartamayaasha Murashaxiinta Xisbiga Wadani iyo Sida wax U Dhaceen.