DHAGEYSO “Xisbiga WADDANI Nabadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa U Baahan, Muuse Bixiina Nabaddaa Ka Naxaysa”. Afhayeenkii hore Mr.Dhuxul

Afhayeenkii hore ee Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Saleebaan Dhuxul oo hadda ku sugan Dalka Faransiiska ayaa is barbar dhig ku sameeyay hoggaaminta labada Murashaxa ee Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo kala ah Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Mud. Muuse Biixi Cabdi.

Ex-Afhayeen Dhuxul oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos ka DHAGAYSO:

Log1