Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Tiro Badan Oo Lagu Xidhay Magaalada Burco Iyo Sababta Loo Xidhay Wariye Axmed Muuse Sakaaro

Gudoomiyaha gobolka togdheer mudane Maxamed Ibraahin Qabo oo ku sugan magaalada hargeysa ayaa ka hadlay dhalinyaro tiro badan oo labadii habeen ee u danbeeyey lagu xidhay magaalada burco iyo waliba sababaha loo xidhay wariye Axmed Muuse Sakaaro oo ku xidhan magaalada burco

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Log1