Madaxweyne Maamulka Somaliya Xassan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Weer Horleh uu Ku soo Qaadi Doono Somaliland.

Madaxweyne Maamulka Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayey munaasibad lagu Dhoodhhbayay madaxweynaha Cusub ee maamulka Hirshabeele oo ka dhacdey magaalada Jowhar ayaa waxaa uu sheegay in gudaha Somaliland ay xukuumadiisu ka hir galin doonto maamul gobaleedyo .