Ogeysiis Muhiim Ah: Madaxweynaha JSL Iyo Weftigi uu Hogaaminayay oo BUlshada Reer Somaliland ee UK La Kulmi Doonan Maalinta Sabtida

Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ee UK iyo Jaalliyadda Somaliland ee SSUK waxay si xishmad leh ugu wargelinayaan dadweynaha reer Somaliland ee deggen UK

Ogeysiis

Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ee UK iyo Jaalliyadda Somaliland ee SSUK waxay si xishmad leh ugu wargelinayaan dadweynaha reer Somaliland ee deggen UK in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo iyo wafdigii uu hoggamineyey ay bulshada la kulmi doonaan sabtida soo socota ee bishan October tahay 08, 2016.

Cinwaanka Kulanku waa:

Kensington Town Hall Hornton Street
London
W8 7NX

Waqtiga: 6pm – 11:00pm

Nearest Tube station: South Kensington ( District and Circle line)

Ka soo qayb gal wacan