Ogeysiis : Xaflada Soo Dhaweynta Murrashaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi. Birmingham Uk

Birmingham : Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Iyo jaaliyaddda Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK) in la qabandoono xaflad lagu soo dhaweynaayo Wefti Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi. Habeenka Arbacada ee Bishu tahay 05/10/2016 Saacada 17:30 pm ilaa 23:00 pm caweysnimo.
Haddaba Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye iyo Jaaliyada Somaliland ee Wadanka Ingriiska waxaa lagu war-gelinaya in ay ka soo qayb galaan xaflada soo dhaweynta Wefti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Kulmiye Md. Muuse Biixi wakhtigana Dhowraan.
Goobtu waa:- Cinwaanka Hoos ku Qoran.
45-47 Golden Hillock Road Small Heath Birmingham B10 0JU- UK
Xaafada: Small Heath Magaalada Birmingham.
Wixii Faahfaahin Ah Kala Xidhiidh Guddida qaban Qaabada.
1) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Birmingham.
Maxamed Xirsi Dudu Tel: 07592233443
2) Gud. Ku-Xigeenka Kulmiye Birmingham
Fariid Diiriye Nuur.
Mobile 07878227321
Balanteenu waa in wakhtiga la dhowro.
Adan Yusuf Elmi
B,ham/Uk