QUDBADII AFHAYEENKA XISBIGA KULMIYE XASSAN GAAFADHI KA JEEDIYEY FURITAANKA SHIRKA GOLAHA DHEXE EE WADDANI

Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye MuddanE Xasan Gaafadhi ayaa waxaa uu ka mid ahaa masuulyiintii lagu soo casuumay shirka golaha dhexe ee xisbiga ayaa waxaa uu qudbad ka jeediyey furitaanka Shirkaasi Muddan Gaafadhi ayaa waxaa uu sheegay in shirkan golaha dhexe ee xisbiga Waddani u qabsoomey sidii ugu wacneed isla markaana ay guul u yahay dimuqraadiyadii Somaliland .

 

 

Log1