War Dagdag ah sida Wararku sheegayaan In Caawa Magaalada Borama Uu Dhul Gariir Gilgilay

Boorma(GNN) War Dagdag ah sida Wararku sheegayaan In Caawa Magaalada Borama Uu Dhul Gariir Gilgilay borame

borame
Sida ay Wararka kusoo dhacaya War Qabadka Gabiley.net A yaa sheegaya in
magalada boorama ee xarunta Gobolka awdal ayaa waxa Goordhaywayd caabro 2:00 habeenimo gilgilay dhul gariir

Islamarkaasina si wayn laga dareemay dhamaan magalada boorama kaasi oo sobobay in guryaha qaar dibada looga baxo
hase ahaatee ilaa hada lama sheegin khasaare ama dhibaato uu gaysatya dhulgariirkaasi waixii kale ee faahfahin aha ee kasoo kordha waxad kala socon doontaa shabakada ee Gabiley.net

Gabiley.net
Gabiley Office