DAAWO:SHIRKII GOLAHA DHEXE EE XISBIGA WADDANI OO MAR KALA DIB U DHAC KU YIMI

Hargeysa(GNN) shir Weynihii  golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo hore loogu  qoondeeyey in uu qabsoomo 10.10.2016 oo ku  beegneed  maalinta Isniinta ah ee todobaadkan ayaa dib u dhacay .

 

Sababta ay ku saleeyeen masuuliyiinta Xisbiga Wadani in uu Dib u dhaco shir weynuhu ayaa waxa ay tahay Tageerayaal la filaayo in Xalfado kala duwan loo qabto maalinta Bari iyo saadambe.

Maalinta loo qoondeeyay in uu dhaco sharka golaha dhexe ee xisbiga waddani ayaa ah 19.10.2016 oo ku beegan maalin Arbaca.

Sida La Ogyahay Waxa Ka Dhiman Doorashada mataxtooyada SL ilaa Shan Bilood oo Kaliya .

Log1