Daawo Muuqaalka:-Wasiirada Hawlaha Guud iyo Cadaalada Badhasaabka Gobolka Gabiley Gudoomiyaha Wajaale oo Si Wadada Jira U Dhagax Dhigay 2km Ee Ka Hadhsanaa Wadada Isku Xidha Wajaale iyo Kalabaydh

Gabiley(GNN)Wasiirka Wasarada Hawlaha Guud ,Wasiirka Cadalada ,Badhasaabka Gobolka Gabiley ,iyo Gudoomiyaha Gidoomiyaha Dagmada Tog-Wajaale Ayaa Si Wada Jira U Dhagax Dhigay Labadii Kiilo Mitr ee Ka Dhinaa Jidka isku Xidha Magalada Kalabaydh iyo Wajaale Taasi oo Dhib Ku Haysay Gaadiidka Waawaynee iskaga Kala Goosha Magaalo Gancsiyeedka Wajaaale iyo Ber Bera

 

C/rasaaq Axmed Hayaan ilkacase

Gabiley.net

Wajaale Office