WARARKA




Daawo-Aqoon-yahan Maxamed Cali Bile oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay, Shaaciyeyna Inuu Ku Biirayo Siyaasiyiinta Dalka Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Aqoon-yahan Maxamed Cali bile oo ka Mida Ahaa Qurba-joogta dalka Somaliland, islamarkaana Wakhti Dheer kasoo Shaqaynayey Hay’adaha Unated Nationska, oo Dalka dib ugu soo laabtay Ayaa Sheegay inuu Kamid Noqon doono Siyaasiyiinta Dalka Waraysi Dheer Oo uu Siiyey Warbaahinta Dalka oo Su’aalo Lagu Waydiiyey Ayaa Uu kagaga Waramay Arimahaasi.
Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkaasi.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992