Daawo Daallo Airlines Iyo Jubba airways Oo Laga Mabnuucay Dalka Sucuudiga iyo waxa Lagu Sabebeeya

Halkan Ka Daawo Daallo Airlines Iyo Jubba airways Oo Ruqsadii Shaqada Laga Qaaday Sucuudiga Oo Wadankiisa Ka Mabnoocay Labadan Shirkadood Oo (Fadeexada Dul-Hoganayso Iyo Xujaydii Oo Cabasho Ka Gudbisay