Daawo Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Burco Oo 28 Sano Oo Kadib Dib Loo Furay

Halkan Ka Daawo Furitaanka Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Burco Oo Ay Si Toos Ah Waxbashada Uga Biloowday Dufcadii Horeysay Mudo 28 Sano Oo Uu Xidhnaa Ka Dib