DAAWO Golaha Wakiilada Oo Ku Dhawaaqey Qadarka Lacageed Ee Ay Kaga Qeyb Qadanayaan Abaaraha Somaliland

Fadhigii ay saaka yeesheen mudanaaysha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay kaga hadleen abaaraha baahsan ee ka jira gobalada Bariga dalka ,Xildhibaanada ayaa waxaa ay ku dhaqeen in muddo 3 bilood ah ay bixin doonan lacag dhan 500 oo million oo shilinka Somaliland waxanaa sidaas warbaahinta u xaqiijiyey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi Baashe Maxamed Faarax .