” Hadad Nin Wanaagsan Tahay Ina Xaawo Laguma Yidhahdeene Qaarkamid ah Madax Dhaqmeedka Iyo Waxgaradka Gabiley Oo ……

Gabiley(GNN) Daawo Qaarkamid ah Madaxda Dhaqanka Iyo Waxgaradka Gabiley Oo Sheegay Inay Ka Go antahay Inay Soo Dhaweeyaan Islamarkaasina ay Wixii Awoododa ah Taraan Dadka Kasoo Baro Kacay Abaarta Ka Jirta Gobolada Bariga Somaliland Sidokalena waxay Jawaab Adag Ka Bixiyeen Hadal Kasoo Yeedhay Xildhibaan Wali Axmed Xaawo,???????   Ninka Xildhibaanka Ah Ee Leh Erayga Gobolka Gabiley Ayaa Godmo Isla Hortaagay Oo Dilaya Dadkii Abaarta Kasoo Baro Kacay Adeer Waxanu KuLenahay Adeer Dadka Lama Cambareeye Bal Tolka Hagaagsan Intaad  Soo Kaxaysato Kaalay Oo Soo Arag Dadka Aad Tidhi Gudmo Ayaa La Isla Hortaagay ,Adigana wanu Maqalnay In Ina Xaawo Lagu Yidhahdo Magacaga , Dee Hadad Nin Wanaagsan Tahay Ina Xaawo Laguma Yidhahdeene

Gabiley.net

Office Gabiley