Daawo Nuxurka Khudbadii Gudomiyaha Solja Mr Xuuto Oo Madaxwaynaha Hortiisa Eedo Kulul Ku Karbaashay Maayar C/raxmaan Soltelko Taasi Oo Argagax Iyo Amakaag Ku Riday Maayarka

Hargaysa (GNN) Gudomiyaha Ururka Saxaafada Maxamuud Cabdi Jaamac (Mr Xuuto)Somaliland Oo Khudbad Qoto Dheer Ka Jeediyay Munaasibada Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland Ayaa Ka Waramay Wixii U Qabsoomay Intuu Uu Ahaa Gudomiyaha Sidokalena Soo Bandhigay Waxyaabaha U Qorshaysan Iyo Dhamaanba Xaalada Maanta Ee Saxaafada Somaliland Ku Sugan Tahay Sidokale Waxa Uu Gudomiye (Mr Xuuto) Eedo Kulul Dusha Ka Saaray Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Wasiirka Qorshaynta Somaliland

Gabiley.net

Office Gabilley