Daawo-Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Ciyaartoyga Gobolka Gabiley.

Hargeisa(GNN):-Munaasibada Qado Sharafta Ah ee Wasiirka Wasaarad Warshaduhu u Sameeyey Ciyaaryahanada Kala Duwan ee Gobolka Gabiley, waxaana kasoo qaybgalay Maamulka Heergobol iyo heer degmo Waxaan Ay Xafladani ka Dhacday Hotel Maansoor.