Daawo-Xubin Ka Tirsan Garabkii Toosinta Xisbiga Waddani oo Ka Jawaabay, Eedaymo Loo Jeediyey Hogaankooda.

Daawo-Eng Daauud Abiib Axmed  oo Ka Tirsan Garabka Toosinta Xisbiga Waddani Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedo uga Yimid Afhayeenka Xisbiga Waddani. Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Waxaanu eng Daauud Farta Ku Fiiqay Dhaliilo Farabadan Oo Ka Dhexjira Xisbigooda.